Ilhaan Cumar oo soo saartay bayaan kusaabsan qaabilista qaxootiga Mareykanka.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka, ayaa ku amaantay maamulka Biden, kor u qaadista tirada qaxootiga ee sanadlaha ah, taasoo la gaarsiiyey 125,000 oo qof.

Sannadkii hore, Joe Biden, ayaa waxa uu qaxootiga la keenayo Mareykanka gaarsiiyey 62,500, taasoo aad uga tiro badan qaxootigii la keeni jiray xiligii maamulkii Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, oo aheyd 15,000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here