Hirshabeelle oo Heshiis Nabadeed Dhex Dhigtay Beelo Wada Dega G/SH/Dhexe.

0
124

Jowhar – (Radio Isnaay ) –  Maamulka G/sh/dhxe, Ciidamada qalabka iyo odoyaasha dhaqanka labada beelood ,haweenka iyo dhalinyarrada ayaa soo dhaweeyay xabadjoojinta iyagoo ku taageeray ifafaalaha Nabadeed ee ka soo muuqdo in xabad joojin lakala dhex dhigo iyadoo ay jirto abaar daran oo dad iyo xooloba ay saameeysay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here