Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle Cabdishakuur Cabdullahi Axmed ayaa Bulshada deegaanada Hirshabeelle ugu Baaqay in laga faa’ideysto kheyraadka deegaanka si loo soo afjaro saboolnimada iyo abaaraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.