HORDHAC: Wolves v Man City – Sky Blues Oo Hoggaanka U Socda, Fursada Diego Costa & Xogaha Kulankan.

0
109

Jowhar – (  Radio Isnaay ) – Manchester City oo ay ujeedadeedu tahay inay ugu yaraan si kumeel gaadh ah hoggaanka Premier League usii qabato ayaa booqanaysa dhigeeda Wolves kulan xiiso badan.

Premier League ayaa dib u bilaabmaya toddobaadkan walow saddex kulan markale loo baajiyay sababta geerida boqoradii England, City ayaa kulankeedii ugu dambeeyay ee horyaalka ah barbardhac lasoo gashay Aston Villa halka Wolves kulankeedii ugu dambeeyay guul ka gaadhay Southampton.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here