HORDHAC: Barcelona v Elche-

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona oo ujeedadeedu tahay inay ugu yaraan qaab kumeel-gaadh ah kusii qabato hoggaanka horyaalka La Liga ayaa caawa soo dhawaynaysa kooxda Elche.

Barca ayaa haatan laba dhibcood ka dambaysa hoggaamiyayaasha aan wali xataa barbardhac galin ee Real Madrid, guul ay caawa gaadhaan ayay kaddib habeen dambe daawan doonaan natiijada Real ka hesho kulanka dhex maraya Atletico Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here