Shir lagu Heshisiinaayo Beelo Walaalo ah oo ka Socda degmooyinka Cadalle iyo Raaga ceelle.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo ku dagaalamayey tuulooyin u dhaxeeya Degmooyinka Cadalle iyo Raga-ceelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here