HORDHAC: Sheriff v Man United.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa rajaynaysa inay kasoo kabato guuldarradii ay ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda Europa League oo ay guul kasoo gaadho kooxda Sheriff oo ay ku booqanyso Zimbru Stadium.

Kooxda Moldovan-ka ah ayaa dunida magac weyn kusoo yeelatay xilli ciyaareedkii hore markii ay Champions League ciyaaraysay maadaama oo ay Bernabeu guul kaga soo gaadhay Real Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here