Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo loogu Baaqay in ay ka Shaqeeyso tayeynta abuurka dalagyada beeraha.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdi Aaddan oo ah khabiir ku taqasuusay dalagyada galeeyda iyo bariiska ayaa sheegay in loo baahan yahay in marka hore la yag-yeelo abuurada noocyadooda kala duwan si loo helo wax-soo-saar miro dhal ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here