Thomas Tuchel Oo Durba Shaqada Real Madrid Heli Kara & Shuruuda Ku Xiran.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha dhawaan laga caydhiyay shaqadii kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa lala xidhiidhinayaa kooxo kala duwan durba waxaana kamid ah Real Madrid.

Chelsea ayaa caydhisay macalinka ree Germany kaddib guuldarradii 1-0 ka ahayd ee kasoo gaadhay Dinamo Zagreb oo ay booqdeen Salaasadii ciyaar Champions League ah.

Blues ayaa durba Graham Potter oo kaga yimid Brighton u doortay tababarahooda cusub balse Tuchel ayaa isaguna dhinaciisa shaqo cusub heli kara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here