Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saalim saalax waa muwaadin soomaliyeed oo ku dhashay magaalada jowhar ilaa iyo yaraantiisii wuxuu ka shaqeysan jiray suuqa Horseed ee magaalada Jowhar balse mar, uu aadday dalka Yaman ayuu la yimid xirfad ka duwan tii uu kaga shaqeysan jiray dukaanlaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.