Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Sociedad ayaa guul ku timid gool rigoore ah waxa ay ka gaareen United , waxa ayna ciyaarayeen lugta koowaad ee wareegga Groupyada tartanka Europa League
Sheekada ciyaarta :Qeybta koowaad : United awoodda jir ahaaneed waa fiicnaayeen kaliya waxaa ka maqnaa in go`aanada sedexda xagalka noqdaan kuwo wax ku ool ah
Sidaas oo ay tahay labada koox fursado xaqiiq ah iskuma aysan sameyn , waxa ayna ciyaarayeen lugta koowaad ee wareegga Groupyada tartanka Europa League