Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin hoostaga degmada Beledweyne ee Gobolka Hiraan ayaa waxaa ka jira xalad nololeed oo aad u adag kadib markii dadka deegaanka ay waayeen biiyo iyo cunto midaasi sababta abaaraha xoogeystay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.