Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Bogaadiyey Dadaalada Lagu Horumarinayo Caafimaadka.

0
112

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo warbixin ka dhagaystay Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka ayaa boggaadiyay dadaalka iyo wadashaqaynta Wasaaradda Cafimaadka Federaalka iyo Wasaaraddaha kale ee dowlad gobolleedyada, kuwaas oo saldhig u ah in si wadar oggol ah looga wadashaqeyo howlaha horumarinta caafimaadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here