Dhalinyarada degmada Mahadaay oo Bilaabay kulamo lagu Xoojinayo dib udhiska degmadaasi.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa bilaabay sanadihii ugu danbeeyay ka shaqeeynta horumarka deegaanka kadib markii ay ku dhiiradeen, inaay sameeyaan kulamo baddan oo ay kaga tashanayaan aayahooda iyo tan horumarka bulshada ee degmadaasi sida uu sheegay C/Naasir Cabdi Xuseen oo kamid ah dhalinyarrada firfircoon ee degmadaasi ka soo jeeda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here