HORDHAC: Barcelona v Victoria Plazen.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona ayaa doonaysa inay qaab xoogan ku bilaabato xilli ciyaareedkeeda Champions League kulanka ay caawa Camp Nou kusoo dhawaynayso kooxda Victoria Plazen.

Barcelona ayaa xilli ciyaareedkeeda ku bilaabatay qaab wanaagsan iyadoo soo guuleysatay saddex kamida afartii kulan ee ugu horreeyay La Liga.

Dhinacooda Victoria ayaa sidoo kale wali guuldarro la’aan ah xilli ciyaareedkan, kooxda difaacanaysa koobka horyaalka Czech ayaase calafkeeda ka qaadi doonta Group-kan CL ee ay la wadaagto Barca, Bayern Munich iyo Inter Milan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here