Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Rajo Wanaagsan ka muujiyay tacabka beeraha.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa in muddo ah waxa ay wahayeen biyo la,aan wabiga shabeelle iyago horey uwajahay biiyo la’aan xaga roobka ah lkn hadda waxa ay bilaabeen tacabka beeraha kadib marka uu soo buux dhaafiyay wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here