Hordhac: Sevilla Vs Man City :

0
107

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Manchester City ayaa rikoor cajiib ah ka heysata Sevilla, waxaana ay badiyeen labadii kulan ee ay wada ciyaareen labada kooxood. Sevilla ayaan wali ka badinin Manchester City kulan rasmi ah waxayna isku dayi doontaa in ay taariikh abuurto talaadada.

Xogta Kulanka

*Waa xilli ciyaareedkii labaad ee labadaan koox kulmayaan tartan weyn yurub ah , 2015-tii Man City ayaa labadii is arag ee wareeegga Group-yada Champion-ka  guul ka gaartay Sevilla

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here