Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo goobaha ugu daran ee saameynta ay ku yeelatay abaartu.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.