Isbitaal Cusub oo laga hirgeliyay Deegaanka Bacaad ee Gobolka Hiiraan.

0
131

Munaasabadaan oo aheyd Mid Xariga looga jarayey Isbitaalka Bacaad ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay deegaanka Bacaad oo hoosyimaada magaalada Baladweyn waxaana Munaasabada xarig jarka isbitaalka kasoo qeyb galay bulshada deegaanka bacaad iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here