Shantii Arrimood Ee Laga Calaamadiyey Guushii Manchester United Ka Gaartay Arsenal.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa sii wada qaab ciyaareedka cajiibka ah ee ay kasoo bilowday kulankii Liverpool, waxaanay guul 3-1 ah ka gaadhay Arsenal oo ay ku karbaashtay Old Trafford, iyaga oo sidaas kusoo hooyey guushii afraad ee xidhiidh ah.

Erik ten Hag ayay kooxdiisu soo bandhigtay ciyaar sarraysay oo ay guushii afraad ku xaqiijisteen waxaanay hadda saddex dhibcood oo kaliya ka dambeeyaan kooxda hoggaanka haysa oo ah Arsenal, iyadoo waliba Red Devils labadii ciyaarood ee ugu horreeyey laga badiyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here