Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dayactirkan waddooyinka oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo ganacsiga ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa dhabarka uxertay ganacsato iyo qaar ka mid ah bulshada deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.