Olole Nadaafadeed oo laga Bilaabay Qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Bari ee Puntland.

0
126

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Shirkadda Nadaafadda Hormuud oo ka shaqeeysa bilicda iyo hagaajinta nadaafadda ayaa degmooyin katirsan gobolka bari waxa ay ka biloowday olole lagu xoojinayo bilicda, waxa ayna xaafad kasta laga qadaa khashinka oo lagu quba goob gaar ah oo ay diyaarisay shirkada nadaafadda Horumuud ee Gobolka Bari puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here