Madaxweynaha Dalka Oo Ka Qeyb-Galay Salaadda Janaasada, Hooyada Madaxweynihii Hore.

0
112

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo aheyd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here