Hordhac: Man City Vs Aston Villa: City Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Villa

0
117

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Man CIty ayaa marti galin doonta kooxda Aston Villa kulan ka tirsan todobaadka 6-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona Etihad Stadium.

Man City ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay gaadho guushoodiii 5-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Dhinaca kale Man City ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo kaliya hal kulan badiyay isla markaas la kulmay 4 guuldaro ilaa haatan xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here