Suxufiyiinta Radio Isnaay oo Tababar loogu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Jowhar.

0
154

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Tababarkan oo socday muddo sedex maalin ah ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxana tababarkan  loo qabtay howlwadeennada Warbaahinta Isnaay, inta uu socday tababarkan waxaa lagu bartay habka loo sameeyo wararka iyo warbixinada arrimaha bulshada, habka loo qaado wareysiyada, sida loo xusho codadka muhiimka u ah warbixinada iyo barnaamijyada, sida loo abuuro sheekooyinka la xiriira arrimaha bulshada iyo bedqabka suxufiga.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here