Wasaaradda Gar-gaarka Koofur galbeed oo war ka soo saartay abaaraha ee ka jira deegaanadooda.

0
125

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xili abaaro xoogan ay ka jiraan guud ahaan gobollada dalka soomaaliya ayaa hadana waxaa jira in gurmad loo sameeynayo qoysaska ay abaaruhu la dhaala dhacaya iminka kuwaasi oo raadinaya hooy iyo cunto madaama guryahooda ay ka soo barakaceen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here