Hirshabeelle oo Macallimiinta Jowhar ugu Baaqday in la Horumariyo Waxbarashada Ardayda.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle Amiin Muqtaar ayaa ku booriyay macallimiinta inaay laba-laabaan waxbarista ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here