Kulan Ku Saabsan Xal U Helidda Dhibaatooyinka Barakaca oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kullan Aqoon-isweydaarsi ku saabsaan kor u qaadida iyo xal u helida dhibaatoyinka barakaca ku qabtay magaalada Muqdisho.

Kulanka Aqoon-isweydaarsiga ah waxaayabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah; muhiimada mashruucan Saameynta iyo doorkiisa xalinta dhibaatooyinka barakaca dalka. Madashan oo labada cisho socon doonta waxaa ka qeyb galaya madaxda Dowladda Federaalka labadeeda heer, saaxiibada taageera mashruucan sida Qaramada Midoobey iyo Dowladaha Holland, Swisserland iyo Norway.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here