Hordhac: Arsenal Vs Aston Villa: Gunners Rikoor Dhanka Guulaha Ah Ayay Ku Leeyihiin Wiilasha Villa Park.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Arsenal ayaa kulan wareegga 5-aad ee horyaalka ah ku marti gilineysa Aston Villa , waxa ayna kulankaas galayaan iyadoo afartii wareeg ee hore gaaray guulo

Xogta Kulanka

*Arsenal waa ay badiyeen labadii kulan ee xilli ciyaareedkii hore , Emirates waxa ay ku badiyeen 3/1 halka Villa Park ku soo badiyeen 1/0

*Kaliya hal kulan ayaa bar bar dhac ku dhamaaday 18-kii kulan ee ugu dameeyay ee ay horyaalka ka ciyaareen , Arsenal 12 ayay badiyeen halka Villa badiyeen 5 jeer

*Haddii ay Arsenal badiso waxa ay noqon doontaa guusheedii 50-aad ee horyaalka heerka koowaad ee ay ka gaadhaan Villa, kuwaas oo badiyay kaliya 24 ka mid ah 90 kulan oo sidan oo kale ah.

*Afarta kulan ee Gunners ay ku bilaabatay xilli ciyaareedkaan waa guushoodii afaraad ee horyaalka heerka koowaad, waxaana seddex jeer oo ka mid ah ay ku guuleysteen horyaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here