Ra’iisul Wasaare Hamza oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

0
148
JOWHAR (Radio isnaay) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat.

Ra’iisula wasaaraha iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika yaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika – iyo qaabkii loo xoojin lahaa gaar ahaan dhinacyada siyaasadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here