Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiintan ka tirsan Maamulka Gobalka Sh/Dhexe iyo kan Degmada Jowhar ayaa kormeer ku tagay Tuulooyinka Balcaano oo hoosyimaada Degmada Jowhar waxana loo guur galayay xaalada dadka abaaraha uu saameeyay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.