Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Hirshabelle Xildhibaan Aadan Barre Maxamed oo Muqdisho u joogo arimo la xiriira horumarinta Wasaarada ayaa Kulan laqaadatay Madaxa Xiriirka Arimaha Bulshada ee Safaarada Ingiirka Fadhigeeda Soomaaliya Marwo Claire.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.