Barcelona Vs Bayern Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La Soo Saaray.

0
239

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub ee 2022/2023.

Tartanka oo ay ka qayb gali doonaan 32 kooxood ayaa ogaaday kooxaha ay la Group noqon doonaan tartanka champions League xilli ciyaareedka.

Garoonka ku yaala magaalada Istanbul ee The Ataturk Stadium ayaa lagu qaban doonaa final-ka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Wareega Group-yada koobka adduunka ayaa bilaaban doona 6/7 bisha September ee soo socota Iyada oo final-ka tartanka la ciyaari doono 10 bisha June ee sanadka 2023.

Group-yada ugu xiisaha badan ayaa ah Group C oo ay ku kulmi doonaan kooxaha Bayern munich, Barcelona iyo Inter ilan.

Sidoo kale chelsea ayaa Group E ku aaday kooxda Ac Milan halka ay PSG iyo Juventus ku kulmi doonaan Group-ka H.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Wareega Group-yada oo dhamaystiran:

Group A: Ajax, Liverpool, Napoli, Rangers.

Group B: Porto, Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Club Brugge

Group C: Bayern Munich, Barcelona, Inter Milan, Victoria Plzen

Group D: Eintracht Frankfurt, Tottenham, Sporting Lisbon, Marseille.

Group E: AC Milan, Chelsea, Salzburg, Dinamo Zagreb.

Group F: Real Madrid, RB Leipzig, Shakhtar Donetsk, Celtic

Group G: Man City, Sevilla, Copenhagen,Borussia Dortmund

Group H: PSG, Juventus, Benfica, Maccabi Haifa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here