Ganacsatada Xoolaha ku qala Suuqa Hilibka Jowhar oo walaac ka muujiyay qiimaha xoolaha.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaraha ka jira waddanka soomaaliya gaar ahaan tuulooyin hoostaga gobalkan sh/dhexe ayaa sababay inay xoolahii ka yaraadaan seylada jowhar iyadoo ay ku tiirsan yihiin qoysas nolol ka raadiya isla markaana ka ganacsado hilibka la keeno kawaanada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here