Dowladda Soomaaliya oo diyaarado gargaar sida geysay deegaano katirsan Gobolka Hiraan.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo lagu guda jiro gurmadka degdegga ah ee deeqda lagu gaarsiinayay dadka abaartu saameysay, isla markaana la fulinayo amarkii Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa magaalada Muqdisho laga diray Afar diyaaradood oo siday shixnad gargaar cunto, kuwaasi oo loo diray magaalooyinka Beledweyne iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here