Madaxweyne Qoor Qoor oo sheegay in Galmudug markii ugu horreeyso laga Hirgalinayo Garoon Caalami ah.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqasho indha-indheen ah ku tegay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami ah, gacantana ay ku hayso shirkad ku taqasustay dhismaha garoomada diyaaradaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here