Dhalinyarada magaalada Jowhar oo si weyn u soo dhaweeyay Natiijadii Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee la shaaciyay

0
131

Jowhar (Radio Isnaay) – Cabdullahi Calasow Cali waxa uu kamid yahay dhalinyarada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle wuxuu aad usoo dhaweeyay Natiijadii Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee Dugsiga sare kaa oo ay dhawaan shaacisay Dowladda Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Soojeedinayo:- Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here