Qaramada Midoobay oo ka digtay macluul kusoo wajahan dalal ay kujirto Soomaaliya.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digtay in malaayiin qof oo ku nool Bariga Afrika ay soo food saarto khatar gaajo oo aad u baahsan taas oo dadka sameeysa.

Agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Geneva ayaa sheegay in abaaraha, isbadalka cimilada, sicir bararka iyo dagaalada sokeeye ee ka socda waqooyiga Itoobiya ay dhamaantood qayb ka qaadanayaan cunno yarida sii xumaanaysa.

Warbixintan Waxaa inoo soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here