Arday Dhameysatay Barashada Cilmiga Caafimaadka iyo Luqada Engalish-ka oo Xaflad loogu Qabtay Jowhar.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladan ayaa waxaa loo qabtay Arday dhameystay Barashada Cilmiga Caafimaadka iyo Luqada Engalish-ka waxaana soo qaban qaabisay mid ka mid ah dugsiyada waxbarasho ee Jowhar ku yaala.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here