Beeraleyda Magaalada Jowhar Oo kahadlay sare ukac kuyimid qiimaha Galeyda

0
151

Jowhar  (Radio Isnaay) – Saalim Axmed Saalim waxa uu kamid yahay Dhalinyarada beeraleyda magaalada Jowhar  ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle wuxuuna kahadlay sare ukac kuyimid qiimaha Galeyda ee suuqyada Magaalada Jowhar,isagoona sheegay in sababta keentay sare ukaca ay tahay waxsoosaarka beeraha oo hoos u dhacay.

Warbixintan waxaa Soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here