Chelsea Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixanaysa Tababare Thomas Tuchel.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa lagu soo waramayaa in uu wadahadalo heshiis kordh ah kula jiro kooxdiisa.

48 jirkan ayaa shaqada kala wareegay France Lampard bishii January ee sanadkii 2021 waxana uu kooxda kula guulaystay champions League qaybtii dambe ee xilli ciyaareedkaas.

Tuchel ayaa kadib kooxda kula guulaystay koobabka UEFA Super Cup iyo Club World cup halka uu xilli ciyaareedkii hore kooxda geeyay Final-ka koobabka League cup-ka iyo FA Cup-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here