Zaha Iyo Nunez Oo Laba Dhacdo Ka Diiwaan Giliyay Kulankii Liverpool Iyo Palace.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Liverpool ayaa bar bar dhac bilaa goolal ah waxa la galeen Crystal Palace oo marti ugu aheyd lugta labaad ee horyaalka waxa ayna ku hishiiyeen bar bar dhac min hal gool ah

Waa bar bar dhicii labaad ee Liverpool ee xilli ciyaareedkaan , waxa ayna kulanak dambe la ciyaarayaan Man United oo iyana labadii kulan hore guul darro la kulantay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here