Tababar lagu Baranaayay farsamada Xalka Waara oo lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Baydhabo.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – kulankan ayaa looga hadlaayey kor u qaadida dadaalada arimaha xalka waara, kulankan oo ay ka soo qeyb galeen shaqaalo ka kala socday wasaaradaha, Maamulka iyo Xubno ka socdey Ururada bulshada Rayidka ayaa ugu dambyen lagu soo xiray magaalada Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here