RASMI: Nunez Oo Seegaya Kulanka Man United.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa dharbaaxo weyn kala kulantay kulankii Crystale Palace ka dib kaarka casaan ee uu qaatay Nunez

Nunez ayaa kaarka casaanka tooska ah qaatay ka dib markii uu madaxeeyay Joachim Andersen , waxaana daqiiqadii 57-aad loo taagay kaarka casaanka

Nunez ayaa fal celintaas sameeyay ka dib markii laacibka kale uu dhabarka ka dharbaaxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here