Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Kenya.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William Ruto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here