Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulamo maalmihii dambe ka socday Jowhar ayaa waxaa looga arinsanayay abaaraha ka jira guud ahaan dalka gaar ahaan deegaanada Hirshabeelle waxana uu kulanka udhaxeeyay ganacsatada iyo qaar ka mid ah dhalinyarada deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.