Jowhar (Radio Isnaay) – Iyadoo dhawaan Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabelle uu magacaabay Golo Wasiiro cusub islamarkaana Baarlamaanka ansixiyay ayaa waxaa dhalinyarada deegaanada Hirshabelle ugu baaqay golaha cusub in ilgaar ah ku eegaan fursadana u abuuraan.
Warbixintaan waxaa Soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan