Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey baddan ayaan ka faa,iideysan xilliyada ay biyaha baddan yihiin,maadaama loo baahan yahay in lahelo iskaashi beeraleey si dib loogu isticmaalo xilliyada biyo yaraanta dhacdo, keydadkii biyo xireenada waaweynaa si looga faa,iideeysto, inkasto ay jiraan burbur ku yimid goobaha qaar beerana laga dhigtay qaarna laga dhistay guryo deegaan ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.