Jowhar – ( radio Isnaay ) -Markab laga leeyahay dalka Imaaraatka oo sida in ka badan 1,000 tan oo raashin iyo gargaar ah ayaa Soomaaliya soo gaaray si uu u taageero malaayiin qof oo ay saameeyeen abaarihii ugu xumaa ee dalka ka dhacay dhowr iyo toban sano.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.