Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo Ka hadlay dhibaatada Waxbarasho la’aanta

0
138

Jowhar (Radio Isnaay) Qaar kamid ah Dhalinyarada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa sheegay in dhibaatooyin badan ay la kulmaan dadka aan waxbaran iyagoona ugu baaqay qeybaha kale duwan ee Bulshada in ay ku dadaalaan waxbarashada.

Warbixintaan waxaa soojedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here